SANBOORKA AMA ELERJIGA ADIGOO XAAFADAADA JOOGA ISKA DAAWEE.
![Image](https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEhUokX4D8QrpG-7Z9fJqyeJfCtSdaL91yf5Yz5Xr187Tiuzq2z_GDtQY7mvLJAXEZuM1tPw8B1QhJxotGv67tfkLCKFxFpWzGGkCktLnX-pZ5ZSHIshhUI8vDQW3d7tQRwb3mRbFvSTVKh8/s0/download+%25283%2529.jpeg)
SANBOORKA AMA ELERJIGA ADIGOO XAAFADAADA JOOGA ISKA DAAWEE. sanboorka waxa uu yimaada marka jirkaada ay soo galaan waxyaalo dibadda kaaga yimaadey sida boorka,cuntada ama dhaska. Marka ay jirkaada soo galaan walxahaan waxay ayna toos u tagayaan unug la yiraahdo mast cell kadib isga ayaa falcelin soo diraya unugaas. Hadii aad leedahay Sanboorka ama allerjiga marka unugaas ay gaaraan walxihii sanboorka keenayey wuxuu unugaa udiriyaaa unugyada kale ee u dhaw digniino badan si loo soo saaro Maadada Histaminta la yiraahdo ee sababta dhamaan calaamadaha Sanboorka ee ay ugu horeeyaan -Hindhisada -Jir cun cunka barara -ilin faro badan oo kulul in ay kaa timaadom -Duuf khafiif ah oo kulul in uu ka socdo. -Dhaga cun cun saaid . -Naqaska oo ku dhaga qofka mar marka qaar. Marka si loo daaweeyo ama looga hortago xanuunkaan waxaa loo baahnaanayaa Maadadaas Histaminta layiraahdo unugyada soo sii deynaya in la xir-xiro si aysan usoo sii deyn. Si sidaas loo sameeyo waxaa loo baahnaana...